Ministry of Commerce Industries and Investment North Eastern State of Somalia Sun, April 19 2026
Booqashada madaxwaynaha ee Wasaaradda Ganacsiga

Booqashada madaxwaynaha ee Wasaaradda Ganacsiga

Wasaaradda ganacsiga oo qayb ka ahayd Barnaamijka E-Goverment

Wasaaradda ganacsiga oo qayb ka ahayd Barnaamijka E-Goverment

Wasiirka wasaaradda ganacsiga WM Hon Cabdiweli Xuseen Maxamuud oo qayb ka ahaa Soo dhowaynta Markabka qodista Shiidaalka Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda ganacsiga WM Hon Cabdiweli Xuseen Maxamuud oo qayb ka ahaa Soo dhowaynta Markabka qodista Shiidaalka Soomaaliya

Wasiir Cabdiweli Xuseen Maxamuud oo Kulan la yeeshay Safaaradda Turkyga ee Soomaaliya

Wasiir Cabdiweli Xuseen Maxamuud oo Kulan la yeeshay Safaaradda Turkyga ee Soomaaliya

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Ganacsiga WM Waqooyibari oo booqatay Kastamka Tukaraq.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Ganacsiga WM Waqooyibari oo booqatay Kastamka Tukaraq.

Welcome to Ministry of Commerce Industries and Investment North Eastern State of Somalia

Committed to Excellence in Public Service

Contact

About Our Ministry

The Ministry of Commerce, Industry and Investment is a key government institution dedicated to promoting sustainable economic growth and national development. The Ministry plays a vital role in develo...
Read More

Our Services

Business registration

The ministry registers new businesses and maintains official records of companies, ensuring they operate legally.

Commercial licenses

It provides licenses and permits required for businesses to operate in different sectors.

Investment Promotion and Support

The ministry attracts local and foreign investors by offering guidance, incentives, and support services.

Industrial Development Support

It promotes the growth of industries by providing policies, training, and assistance to manufacturers.

Trade Regulation and Consumer Protection

The ministry regulates trade activities, ensures fair competition, and protects consumers from fraud and unsafe products.

About Ministry

The Ministry of Commerce, Industry and Investment is a key government institution dedicated to promoting sustainable economic growth and national development. The Ministry plays a vital role in developing and implementing policies that strengthen commerce, support industrial development, and attract both local and foreign investment.

Our mission is to create a business-friendly environment that empowers entrepreneurs, enhances private sector growth, and improves the competitiveness of the national economy. We are committed to delivering transparent, efficient, and reliable services, including business registration, licensing, and investment facilitation.

The Ministry works to promote fair commerce practices, encourage innovation, and support small and medium enterprises (SMEs). Through strategic planning and strong collaboration with stakeholders, we aim to position the country as a leading hub for commerce and investment in the region.

By advancing commerce, industry, and investment, the Ministry strives to create job opportunities, improve livelihoods, and ensure long-term economic prosperity.



Minister Message

Minister

Hon. Abdiwali Husein Mohamud

Minister of Commerce Industries and Investment

Northeastern state of Somalia


It is with great honor and responsibility that I address you today as your Minister of Commerce, Industries and Investment. Our region stands at a pivotal moment, full of opportunity and potential for economic growth and sustainable development.


Our ministry is committed to creating a transparent, inclusive, and business-friendly environment that empowers entrepreneurs, supports local industries, and attracts both domestic and international investment. We believe that a strong economy is built on innovation, hard work, and partnership between the government and its people.


To our business community, I encourage you to continue striving for excellence, compliance, and creativity. Your efforts are the backbone of our economic progress. To our youth, you are the future leaders and innovatorsโ€”embrace opportunities, develop your skills, and contribute to building a prosperous nation.


We are dedicated to improving services such as business registration, licensing, and investment facilitation to ensure efficiency and accessibility for all. Together, we will strengthen our industries, expand trade, and create job opportunities that benefit every citizen.


Let us work hand in hand to build a resilient and thriving economy for the North Eastern State of Somalia.


Thank you.



Latest Updates

Madaxwaynaha Dawlad waqooyi bari oo kormaer kusoo gaashay wasaaradda Ganacsiga WM Waqooyi bari

Madaxwaynaha Dawlad waqooyi bari oo kormaer kusoo gaashay wasaaradda Ganacsiga WM Waqooyi bari

๐Œ๐€๐ƒ๐€๐—๐–๐„๐˜๐๐€๐‡๐€ ๐ƒ๐€๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ ๐Œ๐”๐ƒ๐€๐๐„ ๐‚๐€๐๐ƒ๐ˆ๐๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐‘ ๐€๐—๐Œ๐„๐ƒ ๐‚๐€๐‹๐ˆ ๐€๐˜๐€๐€ ๐’๐€๐€๐Š๐€ ๐Š๐Ž๐‘๐Œ๐„๐„๐‘ ๐’๐‡๐€๐๐Ž ๐Š๐” ๐“๐€๐†๐€๐˜ ๐—๐€๐‘๐”๐๐“๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐†๐€๐๐€๐‚๐’๐ˆ๐†๐€ ๐–๐€๐‘๐’๐‡๐€๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐Œ๐€๐€๐‹๐†๐€๐’๐‡๐ˆ๐†๐€ ๐ƒ๐€๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ . ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ | ๐Ÿ๐Ÿ ๐€๐›๐ซ๐ข๐ข๐ฅ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ช๐š๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ฐ-๐‚๐š๐ฅ๐ข, ayaa Saaka kormeer shaqo ku tegay Xarunta Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha Iyo Maalgashiga Waqooyi Bari, halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Kormeerkan shaqo ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee Madaxweynuhu ku dardargelinayo hufnaanta shaqooyinka hayโ€™adaha dowladda iyo hubinta tayada adeegyada loo fidiyo shacabka. Intii uu ku sugnaa xarunta wasaaradda, Madaxweynaha waxa uu warbixin faahfaahsan ka dhageystay Masuuliyiinta wasaaradda, taas oo ku saabsan heerka ay marayaan hawlaha shaqo, adeegyada la bixiyo, qorshayaasha horumarineed ee socda, iyo caqabadaha jira ee u baahan xal degdeg ah. Madaxweynaha ayaa bogaadiyey dadaalka iyo shaqada muhiimka ah ee wasaaraddu u hayso kobcinta dhaqaalaha, horumarinta ganacsiga, dhiirigelinta maalgashiga iyo xoojinta warshadaha dalka. Sidoo kale, waxa uu masuuliyiinta wasaaradda ku dhiirrigeliyey inay labanlaabaan dadaalkooda, isla markaana dardargeliyaan fulinta howlaha muhiimka u ah adeegyada maamul daadajinta iyo casriyeynta adeegyada ganacsi ee shacabka iyo ganacsatadu ka faaโ€™iidaystaan. ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ- ______________ โ๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ซ๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฑ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ & ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐—˜๐—บ๐—ฎ๐—ถ๐—น:๐ฆ๐œ๐ข๐ข@๐ง๐ž.๐ฌ๐จ ๐Ÿ“ž 754850โž ๐…๐š๐œ๐›๐จ๐จ๐ค : https://www.facebook.com/profile.php?id=61584245666698 ๐“๐ˆ๐Š๐“๐Ž๐Š: https://www.tiktok.com/@wasaaradda_ganacsiga?_r=1&_t=ZM-91iUa5rrzY0

April 11, 2026

Wasiirka wasaaradda Ganacsiga W&M oo qay ka ahaa munaasibadda soo dhowaynta markabka shidaalka ka qodaya soomaaliya.

Wasiirka wasaaradda Ganacsiga W&M oo qay ka ahaa munaasibadda soo dhowaynta markabka shidaalka ka qodaya soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha Iyo Maalgashiga Dowladda Waqooyi Bari ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฐ๐š๐ฅ๐ข ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐, ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu soo dhaweynayay Markabka ร‡aฤŸrฤฑ Bey oo ku soo xirtay Dekedda Muqdisho. Wasiirka ayaa waxaa weheliyay wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maaraynta masiiboyinka ๐„๐ง๐  ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐ƒ๐ข๐ซ๐ข๐ž ๐…๐š๐ซ๐š๐ก (shariif) Wasiirka wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda ๐ฆ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐ข๐ฅ ๐ฌ๐ก ๐’๐š๐ฅ๐š๐ก, Wasiirka Wasaaradda beeraha iyo Horumarinta reer miyiga ๐ฆ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐›๐๐ข๐ค๐š๐ซ๐ž๐ฆ ๐ƒ๐ž๐ฒ๐ซ ๐€๐›๐๐ข, Xildhiban ๐‰๐ข๐›๐ซ๐ข๐ฅ ๐€๐ฐ ๐€๐ฅ๐ข iyo xubno kale oo Safar shaqo u Joogey Magaalada muqdisho ayaa ka qayb galay munaasabadda lagu soo dhaweynayey markabka ร‡aฤŸrฤฑ Bey, kaas oo dhawaan ka bilaabaya Qodista shidaalka dalka. Wasiirka ayaa si gaar ah u iftiimiyay Muhiimadda istaraatiijiga ah ee horumarinta iyo soo saarista shidaalka, isaga oo xusay doorka weyn ee ay ka ciyaari karto koboca dhaqaale ee dalka. Wuxuu tilmaamay in Soomaaliya ay hodan ku tahay khayraad dabiici ah, gaar ahaan shidaalka (saliidda iyo gaaska), kuwaas oo laf-dhabar u noqon kara horumar dhaqaale oo waara. Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari uu door muhiim ah ka qaadan karo dadaallada shidaal baarista iyo qodista ee ka bilaabanaya dalka Soomaaliya. Wuxuu tilmaamay in deegaannada Waqooyi Bari ay ka mid yihiin goobaha la filayo in laga hirgeliyo ceelal shidaal, taas oo ka dhigaysa meel istaraatiiji ah oo laf-dhabar u noqon karta horumarinta warshadaha shidaalka ee dalka .

April 9, 2026

hello

hello

February 23, 2026

Madaxwayne Hassan shiikh oo booqday wasaradda warfafinta

Madaxwayne Hassan shiikh oo booqday wasaradda warfafinta

Hello world

Hello world

header

header

Our Partners

UNICEF UNICEF
UNDP UNDP
MM MM
UURMAAX UURMAAX
VISA CARD VISA CARD
FOA FOA
ARIMAHA GUDAHA ARIMAHA GUDAHA
OPTIMUS OPTIMUS

Need Assistance?

Get in Touch