Madaxwaynaha Dawlad waqooyi bari oo kormaer kusoo gaashay wasaaradda Ganacsiga WM Waqooyi bari
April 11, 2026
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ . ๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐ | ๐๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ฅ ๐๐๐๐, Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐๐ข๐ช๐๐๐๐ข๐ซ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐ฐ-๐๐๐ฅ๐ข, ayaa Saaka kormeer shaqo ku tegay Xarunta Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha Iyo Maalgashiga Waqooyi Bari, halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Kormeerkan shaqo ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee Madaxweynuhu ku dardargelinayo hufnaanta shaqooyinka hayโadaha dowladda iyo hubinta tayada adeegyada loo fidiyo shacabka. Intii uu ku sugnaa xarunta wasaaradda, Madaxweynaha waxa uu warbixin faahfaahsan ka dhageystay Masuuliyiinta wasaaradda, taas oo ku saabsan heerka ay marayaan hawlaha shaqo, adeegyada la bixiyo, qorshayaasha horumarineed ee socda, iyo caqabadaha jira ee u baahan xal degdeg ah. Madaxweynaha ayaa bogaadiyey dadaalka iyo shaqada muhiimka ah ee wasaaraddu u hayso kobcinta dhaqaalaha, horumarinta ganacsiga, dhiirigelinta maalgashiga iyo xoojinta warshadaha dalka. Sidoo kale, waxa uu masuuliyiinta wasaaradda ku dhiirrigeliyey inay labanlaabaan dadaalkooda, isla markaana dardargeliyaan fulinta howlaha muhiimka u ah adeegyada maamul daadajinta iyo casriyeynta adeegyada ganacsi ee shacabka iyo ganacsatadu ka faaโiidaystaan. ๐๐๐๐๐๐๐๐- ______________ โ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ & ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ด๐ฎ๐๐ต๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น:๐ฆ๐๐ข๐ข@๐ง๐.๐ฌ๐จ ๐ 754850โ ๐ ๐๐๐๐จ๐จ๐ค : https://www.facebook.com/profile.php?id=61584245666698 ๐๐๐๐๐๐: https://www.tiktok.com/@wasaaradda_ganacsiga?_r=1&_t=ZM-91iUa5rrzY0