Welcome to Ministry of Commerce Industries and Investment North-eastern State of Somalia
Committed to Excellence in Public Service
ContactAbout Our Ministry
Our Services
Business registration
The ministry registers new businesses and maintains official records of companies, ensuring they operate legally.
Commercial licenses
It provides licenses and permits required for businesses to operate in different sectors.
Investment Promotion and Support
The ministry attracts local and foreign investors by offering guidance, incentives, and support services.
Industrial Development Support
It promotes the growth of industries by providing policies, training, and assistance to manufacturers.
Trade Regulation and Consumer Protection
The ministry regulates trade activities, ensures fair competition, and protects consumers from fraud and unsafe products.
About Ministry
The Ministry of Commerce, Industries and Investment is a government institution responsible for promoting economic growth, facilitating trade, supporting industrial development, and attracting both local and foreign investment in the North-Eastern State of Somalia. The Ministry plays a key role in creating a favorable business environment, strengthening private sector development, and ensuring sustainable economic progress.
We are committed to building a strong, competitive, and transparent economic system that empowers entrepreneurs, supports small and medium enterprises (SMEs), and enhances industrial productivity across the region.
Vision
To build a dynamic and sustainable economic environment that positions the North-Eastern State of Somalia as a competitive hub for commerce, industry, and investment in the Horn of Africa.
Mission
To promote economic development by facilitating trade, encouraging industrial growth, improving the investment climate, and supporting private sector participation through effective policies, regulation, and institutional support.
Minister Message
Hon. Abdiwali Husein Mohamud
Minister of Commerce Industries and Investment
Northeastern state of Somalia
It is with great honor and responsibility that I address you today as your Minister of Commerce, Industries and Investment. Our region stands at a pivotal moment, full of opportunity and potential for economic growth and sustainable development.
Our ministry is committed to creating a transparent, inclusive, and business-friendly environment that empowers entrepreneurs, supports local industries, and attracts both domestic and international investment. We believe that a strong economy is built on innovation, hard work, and partnership between the government and its people.
To our business community, I encourage you to continue striving for excellence, compliance, and creativity. Your efforts are the backbone of our economic progress. To our youth, you are the future leaders and innovatorsโembrace opportunities, develop your skills, and contribute to building a prosperous nation.
We are dedicated to improving services such as business registration, licensing, and investment facilitation to ensure efficiency and accessibility for all. Together, we will strengthen our industries, expand trade, and create job opportunities that benefit every citizen.
Let us work hand in hand to build a resilient and thriving economy for the North Eastern State of Somalia.
Thank you.
Featured Videos
Xil wareejinta Wasaaaradda ganacsiga WBS
Ceelka Hol-hol ayaa noqday curadka labaad ee shiidaal qodisra soomaaliya
Latest Updates
๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐, ๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐ ๐๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐
May 7, 2026
Madaxwaynaha Dawlad waqooyi bari oo kormaer kusoo gaashay wasaaradda Ganacsiga WM Waqooyi bari
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ . ๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐ | ๐๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ฅ ๐๐๐๐, Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐๐ข๐ช๐๐๐๐ข๐ซ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐ฐ-๐๐๐ฅ๐ข, ayaa Saaka kormeer shaqo ku tegay Xarunta Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha Iyo Maalgashiga Waqooyi Bari, halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Kormeerkan shaqo ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee Madaxweynuhu ku dardargelinayo hufnaanta shaqooyinka hayโadaha dowladda iyo hubinta tayada adeegyada loo fidiyo shacabka. Intii uu ku sugnaa xarunta wasaaradda, Madaxweynaha waxa uu warbixin faahfaahsan ka dhageystay Masuuliyiinta wasaaradda, taas oo ku saabsan heerka ay marayaan hawlaha shaqo, adeegyada la bixiyo, qorshayaasha horumarineed ee socda, iyo caqabadaha jira ee u baahan xal degdeg ah. Madaxweynaha ayaa bogaadiyey dadaalka iyo shaqada muhiimka ah ee wasaaraddu u hayso kobcinta dhaqaalaha, horumarinta ganacsiga, dhiirigelinta maalgashiga iyo xoojinta warshadaha dalka. Sidoo kale, waxa uu masuuliyiinta wasaaradda ku dhiirrigeliyey inay labanlaabaan dadaalkooda, isla markaana dardargeliyaan fulinta howlaha muhiimka u ah adeegyada maamul daadajinta iyo casriyeynta adeegyada ganacsi ee shacabka iyo ganacsatadu ka faaโiidaystaan. ๐๐๐๐๐๐๐๐- ______________ โ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ & ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ด๐ฎ๐๐ต๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น:๐ฆ๐๐ข๐ข@๐ง๐.๐ฌ๐จ ๐ 754850โ ๐ ๐๐๐๐จ๐จ๐ค : https://www.facebook.com/profile.php?id=61584245666698 ๐๐๐๐๐๐: https://www.tiktok.com/@wasaaradda_ganacsiga?_r=1&_t=ZM-91iUa5rrzY0
April 11, 2026
Wasiirka wasaaradda Ganacsiga W&M oo qay ka ahaa munaasibadda soo dhowaynta markabka shidaalka ka qodaya soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha Iyo Maalgashiga Dowladda Waqooyi Bari ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฐ๐๐ฅ๐ข ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐, ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu soo dhaweynayay Markabka รaฤrฤฑ Bey oo ku soo xirtay Dekedda Muqdisho. Wasiirka ayaa waxaa weheliyay wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maaraynta masiiboyinka ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐ซ๐๐ก (shariif) Wasiirka wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda ๐ฆ๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ฌ๐ฆ๐๐ข๐ฅ ๐ฌ๐ก ๐๐๐ฅ๐๐ก, Wasiirka Wasaaradda beeraha iyo Horumarinta reer miyiga ๐ฆ๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐ข๐ค๐๐ซ๐๐ฆ ๐๐๐ฒ๐ซ ๐๐๐๐ข, Xildhiban ๐๐ข๐๐ซ๐ข๐ฅ ๐๐ฐ ๐๐ฅ๐ข iyo xubno kale oo Safar shaqo u Joogey Magaalada muqdisho ayaa ka qayb galay munaasabadda lagu soo dhaweynayey markabka รaฤrฤฑ Bey, kaas oo dhawaan ka bilaabaya Qodista shidaalka dalka. Wasiirka ayaa si gaar ah u iftiimiyay Muhiimadda istaraatiijiga ah ee horumarinta iyo soo saarista shidaalka, isaga oo xusay doorka weyn ee ay ka ciyaari karto koboca dhaqaale ee dalka. Wuxuu tilmaamay in Soomaaliya ay hodan ku tahay khayraad dabiici ah, gaar ahaan shidaalka (saliidda iyo gaaska), kuwaas oo laf-dhabar u noqon kara horumar dhaqaale oo waara. Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari uu door muhiim ah ka qaadan karo dadaallada shidaal baarista iyo qodista ee ka bilaabanaya dalka Soomaaliya. Wuxuu tilmaamay in deegaannada Waqooyi Bari ay ka mid yihiin goobaha la filayo in laga hirgeliyo ceelal shidaal, taas oo ka dhigaysa meel istaraatiiji ah oo laf-dhabar u noqon karta horumarinta warshadaha shidaalka ee dalka .
April 9, 2026
Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali ayaa mar kale u magacaabay Marwo ๐๐จ๐จ๐๐จ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐ข๐๐ซ๐๐ก๐ข๐ฆ inay noqoto Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga WB.
Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali ayaa mar kale u magacaabay Marwo ๐๐จ๐จ๐๐จ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐ข๐๐ซ๐๐ก๐ข๐ฆ inay noqoto Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga WB. Wasaaraddu waxay si diirran u soo dhoweynaysaa dib-u-magacaabista Marwo Hoodo iyadoo lagu bogaadinayo kartideeda hoggaamineed, khibraddeeda shaqo iyo doorkii muuqday ee ay ka qaadatay horumarinta ganacsiga, kobcinta warshadaha iyo dhiirrigelinta maalgashiga.
WASIIRKA WASAARADDA GAMACSIGA XFS OO BOOQASHO KU TAGEY WASAARADDA GANACSIGA DOWLAD GOBOLEEDKA WAQOOYI BARI
๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐, ๐๐ ๐ฃ๐๐ง ,๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฆ๐๐ฅ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha Iyo Maalgashiga WB halkaas oo si diirran ugu soo dhaweeyey Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Waqooyi-Bari ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฐ๐๐ฅ๐ข ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ . Waxaa sido kale kulanka qayb ka ahaa Xildhibaan Camo oo katirsan Baarlamanka waqooyi Bari . Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xoojinta xiriirka labada wasaaradood, mideynta siyaasadaha ganacsiga, is-waafajinta sharciyada iyo habraacyada la xiriira ganacsiga, warshadaha iyo maalgashiga, iyo sidoo kale kor u qaadista doorka ay wasaaraduhu ku leeyihiin kobcinta dhaqaalaha dalka. Ugu dambayn, labada wasiir waxay adkeeyeen muhiimadda ay leedahay in la sii amba-qaado wada-shaqeynta dhow ee u dhaxaysa labada wasaaradood. ๐๐๐๐๐๐๐๐- ______________ โ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ & ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ด๐ฎ๐๐ต๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น:๐บ๐ฐ๐ถ๐ถ@๐ธ๐ต.๐๐ผ ๐ 754850โ ๐ ๐๐๐๐จ๐จ๐ค : https://www.facebook.com/profile.php?id=61584245666698 ๐๐๐๐๐๐: https://www.tiktok.com/@wasaaradda_ganacsiga?_r=1&_t=ZM-91iUa5rrzY0
Our Partners
MOCI
SOMALIA